Garowe: Kaluumaysatada Soomaaliyeed oo la tababarayo (Video)

Garowe: Kaluumaysatada Soomaaliyeed oo la tababarayo (Video)

Iskaashatooyinka Kaluumaysatada shanta  Dowlad goboleed & gobolka Banaadir ayaa tababar kor u qaadis xirfadeed ah loogu qabtay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland.

Garowe: Kaluumaysatada 5 ta Dowlad goboleed & Banaadir

Garowe: Iskaashatooyinka Kaluumaysatada 5 ta Dowlad goboleed & gobolka Banaadir ayaa tababar kor u qaadis xirfadeed ah loogu qabtay magaalada GarooweWariye Abdiqani Fantastic ayaa warbixintan soo jeedinaya

Posted by Radio Daljir on Sunday, September 13, 2020

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com