Wararkii ugu dambeyeey ee Shirka Muqdisho (dhegayso)

Wararkii ugu dambeyeey ee Shirka Muqdisho (dhegayso)

Asad Xasan Suudi oo Arrimaha siyaasadda Falanqeeya kuna sugan dalka Maraykanka oo Waraysi gaar ah siyeey Warbaahinta Daljir ayaa ka hadlay shirka Muqdisho iyo waxaa laga filan karro gabagabadiisa.

Sido kale Siyaasi Asadna ayaa ka hadlay hadalki uu Bartiisa Facebook ku soo qorey Ra’iisul wasaare horre Xasan Cali khayre ee ahaa inuu yahay Musharrax Madaxweyne 2021.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com