Somaliland oo ka hadashay shirkii Arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho ka dhacay

Somaliland oo ka hadashay shirkii Arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho ka dhacay

Somaliland ayaa warkasoo saartay Shirkii dhawaan lagu soo gaba-gabeeyay Muqdisho, waxaana ay baaq u dirtay Beesha Caalamka.

War Saxaafadeed kasoo baxay Somaliland ayaa waxaa lagu shaaciyay in aysan qayb ka hayn wax walba oo kasoo baxay shirkaasi dhawaan Madaxda dowladda iyo Dowlad Goboleedyada ku dhexmaray muqdisho, kaasi lagu go’aamiyay nooca doorasho ee dalka ka dhici doonta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com