Madaxweynaha Puntland oo xalay Munaasabad soo dhaweyn ah loogu qabtay Muqdisho (Daawo)

Madaxweynaha Puntland oo xalay Munaasabad soo dhaweyn ah loogu qabtay Muqdisho (Daawo)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa magaaladda Muqdisho kaga qeybgalay xafladd balaaran oo lagu soo dhoweynayo.

Masuuliyiinta goleyaasha DFS, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bulshada soo diyaarisay xafladda ayaa Madaxweynaha ku bogaadiyey shaqada wanaagsan ee uu ka qabtay Puntland iyo doorkiisii muhimka ahaa ee uu ka geystay heshiiska lagu go’aamiyey Doorashada Dalka.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka mahadceliyay soo dhoweynta wanaagsan oo weliba loogu sameeyay degmada Howlwadaag ee uu ku dhashay kuna soo koray.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com