Taliyaha Ciidanka AMISOM oo booqday jowhar

Taliyaha Ciidanka AMISOM oo booqday jowhar

Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Diomede Ndegeya, ayaa kormeer howleed ku tagey ciidamada AMISOM qeybta 5-aad, ee ku sugan magaalada Jowhar, taas oo qeyb ka ah booqashadiisa isbarasho ee uu ku marayo dhammaan lixda waaxood ee AMISOM.

Ciidamada Burundi oo ka hoos shaqeeya AMISOM ayaa gacanta ku haya qaybta 5-aad oo xaruntoodu tahay magaalada Jowhar, halkaas oo xarun u ah dowlad goboleedka Hirshabelle, oo qiyaastii 90km u jirta Muqdisho.

Taliyaha ayaa madaxda ciidamada AMISOM kala hadlay dardargalinta waxqabadka Ciidamadaasi iyo ka qeyb qaadashada dadaalka loogu jiro soo celinta nabadda, ka hortagga kooxaha hubeysan ee loogu yeero argagixisada

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com