Boosaaso, Feb 21 2017- Halkaan ka dhagayo barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir, waxaa caawa idina lasocodsiiya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, waxaana barnaamijku idinkaga imaanayaa Daljri xarunteeda Boossaaso, waxaad ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda.
Dhigaal Duug ah
DHEGEYSO-Waa sidee xaaladda abaareed ee deegaanka Raydable.
FAALLOOYIN & FALCELIN