Xafladda Daahfurka jaamacadda Umadda Faraceeda Puntland oo ka qabsoomtay Magaaladda Badhan

Xafladda Daahfurka jaamacadda Umadda Faraceeda Puntland oo ka qabsoomtay Magaaladda Badhan

Magaaladda Badhan waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad balaaran oo lagu daahfurayeey jaamacadda umadda faraceeda Puntland,iyaddo ay ka qayb galeen maamulka jaamacadda,waxgarad,aqoonyahano iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Badhan.

Wariye Ficil Abshir Burkud ayaa faaahfaahinaya Warbixintan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com