DHEGEYSO-Baasaboorka Soomaaliya oo lasheegay inu qiimo yeeshay.

Muqdisho, Feb 26-Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Waxa ay faah faahin ka bixisay sababta uu qaali u yahay Passport-ka Soomaaliga.

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Jimcaale “ Koofi” ayaa sheegay in qalabka loo isticmaalo sameynta Passport-ka Soomaaliga uu yahay mid qiimi sare jooga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com