Guddoomiyaha degaanka Xarkadheere ee gobalka Sanaag oo Fariin u diray Puntland (dhegayso)

Guddoomiyaha degaanka Xarkadheere ee gobalka Sanaag oo Fariin u diray Puntland (dhegayso)

Chief Caaqil Maxamed Cali Sharmaarke Gudoomiyaha degaanka Xarkadheere ee gobalka Sanaag oo Waraysi Gaar ah siyeey Warbaahinta daljir ayaa sheegay in Puntland ay dayacday degaanka isla markaana aysan jirin Boolis iyo waliba Gadiid Ciidan oo ka howlgala.

Wuxuu sheegay in shaqaaqooyin ka dhacay dhowr jeer aysan suuroobin in Ciidamo soo gaaran Degaanka si ay wax uga qabtaan dhibaatooyinka Mararka qaar ka dhacay Degaankaas.

Wariye Hodan Sulub Diini ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com