Warbixin: REER Guuraaga iyo Xilli roobaadka

Warbixin: REER Guuraaga iyo Xilli roobaadka

QANSAXLEY, Inta u dhexaysa Baxdo & Cadaado | Qansaxley Waxaa ku hooray roobabka dayrta oo degsiimadu halkaa ka joogto, Cabdi Maxamud Xasan waxa uu Daljir uga warramay isbedelka tignoolajiyaddu keentay ee ku yimi qaarka mid ah dhaqamaddii miyiga, waxaa isbedeley habkii loo sahan tegi jirey, waxaa yaraata illaadintii roobka iyadoo Geeddigii fududaaday.

Waxa uu u waramay Mohamad Hassan Dhalo.

https://youtu.be/4Fsmlful1oc

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com