Maxamed Macalin Cali oo kamid ah siyaasiyiinta Jubbada Dhexe oo waraysi Gaar ah siyeey Radio Daljir Ayaa ka hadlay hanjaabada Kenya hwada u marisay Somaaliya.
Siyaasigan ayaa sheegay in Ciidamada Xooga dalka diyaar u yihiin inay iska difaacan cadow walba oo maalin cad weraar ku soo qaada.
COMMENTS