Badhan iyo Muranka Xubnaha Golaha Deegaanka lagu kordhiyay (Daawo)

Badhan iyo Muranka Xubnaha Golaha Deegaanka lagu kordhiyay (Daawo)

Badhan gobolka Sanaag iyo waxa salka uu ku hayo muranka ka taagan dhismaha golaha deegaanka degmada oo xubno dheeraad ah lagu kordhiyay. Faadumo Deggan ayaa dood arrintaas kusaabsan dhexdhigtay Siyaasi Maxamuud Cali Aadan Hoori iyo Aqoonyahan Cabdirisaaq Xaaji Cali Shirwac.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com