DHEGEYSO-Munaasabadda lagu xusayey 8 March oo Garoowe kadhacday.

Garoowe, Mar 08 2017-Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland waxaa saaka lagu qabtay munaasabad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee kulanka haweenka.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qaybgalay madaxweyne ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey, wasiiro, haween iyo qaybaha bulshada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com