Degmada Jariiban ee gobolka Mudug oo laga daah furay Wacyigalinta Caabuqa COVID-19

Degmada Jariiban ee gobolka Mudug oo laga daah furay Wacyigalinta Caabuqa COVID-19

Degmada Jariiban ayaa lagu wareejiyey qalab caafimaad oo lagu wacgalinayo Bulshada degmada Jariiiban sidoo kalana lagula tacaalayo hadii ay timaado xaalad Caafimaad xumo.

Qalabkan caafimaad xumo ayaa isugu jira Shaanbooyin,Haamaha la dhiggo Wadooyinka waa weyn degmada ,Gloves iyo Qalab kale.

Warbixinta waxaa inoo soo jeedinaya wariye Abdikhayr Maxamed Jaamac oo degmadaasi inooga soo waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com