Ciidanka dowladda oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ciidanka dowladda oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Ururka 4 aad ee guutada 16 aad ee kumandooska danab ayaa hawlgalo lagu burburinayo farimaha Al-Shabaab ka sameyeey degaanka Leego ee gobolka Shabeellaha hoose sidda lagu sheegay war kasoo baxay taliska.

Degaanka Leego oo hoos taga Degmada Walawayn kuna jira masaafo ahaan 50 km sheegeen Ciidanka dowlada in ay burburiyeen fariisimo ay halkaasi ku lahaayeen Shabaab.

Ciidanka dowladda ayaa sheegay in goobta la burburiyay Shabaab ay ku qaadi jireen canshuuraha.

Ciidamada kumandooska ka Danab ayaa markii ay gaadheen halkaas ayaa waxa ay sameeyeen hawlgalo baaritaano.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com