Ganacsatada Puntland oo maanta shir uga qabsoomay magaalada Boosaaso ayaa ka hortimi go’aankii wasiirka ganacsiga, waxayna u sheegeen in uusan xaq ulahayn kala dirista guddiga maamulka Rugta gamacsiga & warshadaha Puntland.
Wariye Maxamed xasan dhalo ayaa faahfaahinaya.
https://youtu.be/DtDg3f7Z1uU
COMMENTS