Garoowe, Mar 11 2017-Qaar kamid ah odayaasha iyo waxgaradka gobolka Nugaal oo soo booqday Idaacadda Daljir xarunteeda Garoowe ayaa ka hadlay xaaladda gobolka iyo sida ay uga go’antahay in ammaanka laga shaqeyo kantaroolka magaaladana ciidanka laga qaado.
COMMENTS
waa arin mujinysa sida odayasha iyo nabadonada ay ugu helayihin aminga shacabkoda