DHEGEYSO-Dowladda Puntland oo dadka abaaruhu saameeyeen biyo dhaan u dirtay

Boosaaso, Mar 11 2017-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta waxaa xariga looga jarayey 120 Booyadood oo biyo ah kuwaasi oo la gaarsiin doono qaar kamid ah deegaamada abaaruhu saameeyeen.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com