Haweenka ka kancsada dharka celiska ah ee Huudheyda loo yaqaan ayaa hoose udhac dhaqaale la kulmay tan iyo markii uu Soomalaiya soo gaaray safmareenka Covid-19.
Warbixinta warkan waxaa soo jeedinaya Abdiqani Fantastic Axmed
FAALLOOYIN & FALCELIN