Ku soodhawaada oo nala dhegaysta Barnaamijka Mawjadaha Baraarugga ee aanu todobaadkan idiinku talogalnay oo ku saabsan: Sidee ayay haweenka uga soo kaban karaan hoos udhicii dhaqaale ee ku yimid ganacsigooda xiligan adag ee Covid-19.?
Barnaamjka waxaa si wadajir ah u soo jeedinaya Xaawo Axmed iyo Xasan Heykal oo jooga Garoowe.
Halkan kaga bogo.
COMMENTS