Isku-shuban, Mar 12 2017-Dowladda Puntland ayaa gurmad gaarsiisey qoysas reer guuraa ah oo ka soo hayaamay gobolada waqooyi ee Soomaaliya kuna sugan deegaamo hoosyimaada degamda Isku-shuban ee gobolka Bari.
COMMENTS