Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Jariifka xeebaha Puntland iyo cabashada kaluumaysatada (daawo)

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada, Jariifka xeebaha Puntland iyo cabashada kaluumaysatada (daawo)

Muuqaalka Bulshada waa barnaamij maalinle ah oo aan ku falaanqeyno hadba mowduuca maalinkaas taagan. Waxa aan bulshada ka dhegaysanaa dhibka haysta, hammigooda dad iyo dal, kooda ammaan iyo doorka dowladeed ee bulshadu ka sugayso in ay dowladdu la shir timaado.

Ka qaybqaado Muuqaalka Bulshada oo nala qaybso dhaliil iyo waana wixii aad bulshadaada iyo dowladaadaba u hayso.

Maanta barnaamjka waxa uu ku saabsan yahay,Jariifka xeebaha Puntland iyo cabashada kaluumaysatada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com