Cabdifataax Xasan Xuseen Walloore oo horay wasiir kuxigeen caddaaladeed oo sheegay in ay jiraan siyaasiyiin xil ku doonaya kala qaybinta bulshada.

Cabdifataax Xasan Xuseen Walloore oo horay wasiir kuxigeen caddaaladeed oo sheegay in ay jiraan siyaasiyiin xil ku doonaya kala qaybinta bulshada.

Cabdifatax Xasan Xuseen Walloore oo horay Puntland uga soo noqday wasiir kuxigeenka wasaaradda caddaaladda ayaa waeysi gaar ah oo uu siiyey Radio Daljir uga hadlay jiritaanka siyaasiyiin deegaannada Puntland ah oo wax-raadintooda siyaasadeed ay gashay kala qaybinta bullshada sida uu tilmaamay.

Hadalka Walloore ayaa imaanaya iyadoo maalmo ka hor Dhuusamareeb uu hadalka ka jeediyey nin ka soo jeeda qurbajoogta Galdodob, kaasoo uu uga hadlay arrimo tabasho oo deegaanka ah iyo hayaan hadafyo kale oo siyaasadeed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com