Caluula, Mar 15 2017-Mid kamid ah kooxaha dhalinyarada ah ee dhowaan markabka xamuulka ah ku afduubtay degmada Caluula ee xeebaha Puntland ayaa ka hadlay sababaha ay afduubkaasi u geysteen.
Xilli uu waraysi siinayey Daljir ayaa ninkaa dhalinyarada ah ee katirsan kooxdii afduubka geysatey wuxuu sheegay in ay u dulqaadan waayeen jariifka lagu hayo xeebaha Puntland iyo burburinta agabkii ay xeebaha dhigteen.
COMMENTS