Ciidamadda Badda Puntland oo howlgalo ka sameyeey degaano ka tirsan gobalka Bari

Ciidamadda Badda Puntland oo howlgalo ka sameyeey degaano ka tirsan gobalka Bari

Ciidamada booliska badda PMPF ee Puntland ayaa howlgallo qorshaysan ka sameeyey deegaamo katirsan gobolada Bari iyo Sanaaag ka dib markii ay soo baxeen warar sheegayay in Al-Shabaab ay doonayaan in ay hub kala degaan xeebaha bari iyo Sanaag.

Howlgalka ayaa ka dhacay deegaanada Togga Warbad ,Sanqalooc , Beeraha hays, Jaanka Ceelaayo, Biyo cad, Wadada Habaarwaali iyo Dhagcaan oo dhammaan ka tirsan dhulka xeebta teedsan ee Gobolada Bari -Sanaag.

Ciidanka waxa ay sheegeen in ay heleen xog ku saabsan abaabulka Al-Shabaab iyo Daacish ee gobolka Bari oo ay doonayaan in ay qaadaan weeraro ka dhan ah Saldhigyada Ciidanka.

Saraakiisha ciidanka hoggaaminaysa waxa ay shegeen inay sii wadi doonaan ayna tageen goobo ay ka carareen Daacish iyo Al-Shabaab.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com