DHUSAMAREEB: Mareeyaha Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur oo Daljir u waramay

DHUSAMAREEB: Mareeyaha Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur oo Daljir u waramay

Cabdulaahi xasan Nuur Maareyaha Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee dhuusamareeb oo Waraysi siyeey Warbaahinta Daljir ayaa beeniyeey warar ay qoreen warbaahinta Qaar kaas oo sheegaya in dadka ka dhoofaya garoonkaas laga qaado lacago dheeri ah oo an ahayn mida adeegyada caadiga ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com