DHEGEYSO-Kooxo dawaynaya xoolaha oo loo diray gobolada Puntland.

Garoowe, Mar 18 2017-Wasaaradda xanaanada xoolaha dowladda Puntland ayaa maanta sagootisey kooxo caafimaad oo ay u dirtay xoolaha abaartu saamaysay si ay u daaweeyaan.

HOOS KA DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com