Agaasimaha Radio Daljir Garowe & Buuhoodle “Ujeedadda aanu leenahay waa in la helo bulsho taqaana Xuquuqdeeda kana shaqaysa in dhamaan dadku helaan xuquuq Siman qofna aan lagu xag-gudbin” (daawo)

Agaasimaha Radio Daljir Garowe & Buuhoodle “Ujeedadda aanu leenahay waa in la helo bulsho taqaana Xuquuqdeeda kana shaqaysa in dhamaan dadku helaan xuquuq Siman qofna aan lagu xag-gudbin” (daawo)

Agaasimaha Radio Daljir Garowe & Buuhoodle oo ah madaxa ahaa barnaamijka wadajirka ah ee Ilaalinta & Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo Radio Daljir ka wado deegaanada Galmudug iyo Puntland Khadar Awl Ismail oo daahfuray tababarka Horumarinta & ilaalinta Xuquuqda Aadanaha oo ka furmay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud.
“Ujeedadda aanu leenahay waa in la helo bulsho taqaana Xuquuqdeeda kana shaqaysa in dhamaan dadku helaan xuquuq Siman qofna aan lagu xag-gudbin,”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com