DHEGEYSO-Xaaladda abaaraha Puntland oo lasheegay inay kasii darayso.

Boosaaso, Mar 20 2017-Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo horumarinta reermiyiga Puntland oo waraysi siinayey Daljir ayaa sheegay inay ka sii darayso xaaladda abaareed ee Puntland.

HOOS KA DHEGEYSO.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com