Dadka Norway ayaa noqday dadka ugu farxadda badan ee dunida korkeeda saaran sida ay sheegtay warbixin ay soo saartay Hay’ad Q/Midoobay ka tirsan, isagoo booska kala baxay Denmark oo sanadkii hore ku jirtay kaalinta koowaad.
Qiimeynta la sameeyay ayay ugu horeeyaan dalalka: Denmark, Iceland, Switzerland iyo Finland oo shanta dal ugu farxadda badan dunida noqday.
1. Norway (7.53)
2. Denmark (7.52)
3. Iceland (7.50)
4. Switzerland (7.49)
5. Finland (7.46)
6. Netherlands (7.37)
7. Canada (7.31)
8. New Zealand (7.31)
9. Australia (7.28)
10. Sweden (7.28)
11. Israel (7.21)
12. Costa Rice (7.07)
13. Austria (7.0)
14. U.S. (6.99)
15. Ireland (6.97)
____________________________________________________________
94. Somalia (5.151)
Mareykanka ayaa galay kaalinta 19aad. halka Ingiriiska uu ku jiro kaalinta 14aad. Dalalka ugu farxadda yar ama murugeysan waxaa ugu horeeya Suuriya, Yemen iyo South Sudan.
Soomaaliya aya ka horeysa dalal badan oo Afrikaan iyo Aasiyan ah, ayna ka jiraan xaalado colaad iyo abaaro, iyadoo la wadaagto timaamahaasi, waxayna gashay kaalinta 94-aad.
Dalalka ugu farxadda badan iyo kuwa ugu farxadda yar dunida | |
---|---|
Dalalka Farxadda badan | Dalalka ugu farxadda yar |
1. Norway | 146. Yemen |
2. Denmark | 147. South Sudan |
3. Iceland | 148. Liberia |
4. Switzerland | 149. Guinea |
5. Finland | 150. Togo |
6. Netherlands | 151. Rwanda |
7. Canada | 152. Syria |
8. New Zealand | 153. Tanzania |
9. Australia | 154. Burundi |
10. Sweden | 155. Central African Republic |
COMMENTS