Ilhan Cumar ayaa saacado ka hor waxaa dib loogu soo doortay Koongareeska Mareykanka iyadoo ku soo baxday doorashadii ka dhacday degmada 5-aad halkaas oo ay ku difaacatay kursigeedii.
Ilhaan ayaa ka guulaysatay musharixiintii kale ee kursigan kula tartamaysay.
Soomaali badan ayaa sanadkan codkooda dhiibanaya oo safaf dhaadheer ugu jira.
COMMENTS