MAANHADAL: Doorashada dalka & Magacaabida xubnaha Xalinta khilaafaadka (dhegayso)

MAANHADAL: Doorashada dalka & Magacaabida xubnaha Xalinta khilaafaadka (dhegayso)

inta ugu badan maamul goboleedyada dalka kadhisan ayaa soo magacaabay xubnaha heer faderaal ee doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.

Doorashadan dalka oo ah tii ugu saamaynta badnaa marka la eego tirada xildhibaanada soodooran doonta baarlamaanka burburkii kadib, haddana waxaa jira walaacyo ay muujinayaan siyaasiyiinta qaarkood oo la xiriiro in wali aan sidii la filayay loo qaban howlaha doorashooyinka dib udhacna ku keeni karta waqtigii doorashooyinka, iyadoona dhanka kallena guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka uu ka muujiyay walaac xubnaha gobolada waqooyi ee doorashooyinka iyo kalsoonida lagu qabi karo.

Mowduuca Barnaamijka Maanhdal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com