Aqoonyahan Xasan Cabdullahi Ducaale “Xasan Jabhad” oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Daljir ayaa ka hadlay xaaladda dalka Itoobiya iyo dagaalka u dhaxeeya dowladda Abiy Ahmed iyo Qoomiyadda Tigreega.
Xasan Jabhad ayaa sheegay inay xaaladda dalka Itoobiya ay marayso meel haalis galin karta shucuubta Itoobiya ku dhaqan.
Hoos kaga bogo Waraysi dhinacyo badan taabanaya.
COMMENTS
Hye