UFAYN: Warbixinta 1aad ee Degmada UFAYN & Khayraadka Dabiiciga

UFAYN: Warbixinta 1aad ee Degmada UFAYN & Khayraadka Dabiiciga

UFAYN: Degmada Ufayn ee GOBOLKA BARI waxa ay kamid tahay degmooyinka ugu waxsoosaarka badan deegaanada Puntland, dhanka khayraadka dabiiciga ah iyo dalagaba. Dadka Degmada Ufayn iyo dowladooduba wax ay masuuliyad muuqata iska saareen ilaalinta hantida guud ee PUNTLAND oo ay ka midyihiin kaydka ceelka weyn ee shidaalka ee Talyaaniga lagula heshiiyey iyo waliba goobaha danta guud ah oo uu ugu horreeyo cisbitaalka degmadu.

Warbixinta 1aad ee deegaanka UFAYN waxaa inoo haya Mohamad Hassan Dhalo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com