TAWFIIQ waa Lafdhabar Ammaanka PUNTLAND (Taxanaha 1aad)

TAWFIIQ waa Lafdhabar Ammaanka PUNTLAND (Taxanaha 1aad)

Tawfiiq waa degmo xigta cirifka koonfur bari ee Puntland. Waa degmo sii ballaaraneysay 15-kii sano ee ugu dambeeyey. Tawfiiq waa degmo ammaanka Puntland lafdhabar u ah. Laakiin Tawfiiq waxaa ka jira baahiyo asaasi ah oo u baahan gurmad dowlo iyo mid dadweyne.

Maxamad Xassan Dhalo ayaa warbixinta inoo haya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com