Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, waxaana idiin daadihinaya Maxamed Lakiman.

Qodobo xiiso badan ayaad Barnaamijka Caawa ku maqli doontan oo kamid tahay Aas qaran oo Badhan lagu sameyeey Afhayeenkii issimadda Puntland AUN Garaad Cabdulaahi Cali Ciid.

Hoos ka dhegayso Caawa + Daljir oo farriin iyo falcelis nala qaybso.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com