DHAHAR Sanaag waa dhul noocee ah see se magacu ku yimid?

DHAHAR Sanaag waa dhul noocee ah see se magacu ku yimid?

DHAHAR afarta jiho waxaa kaga hareeraysan dhul-daaqsimeed waana magaalo dhaqaaleheedu uu ku tiirsanyahay xoolaha. Dhawr iyo tobankii sano ee la soo dhaafay Dhahar waxa ay caan ku ahayd ilaalinta deeggaanka iyo kahortagga xaalufinta. Dhahar waa magaalo ku caanbaxday soodhoweynta dhaqameed iyo agabka hidaha iyo dhaqanka, waana magaalo cagaaran oo bannaanka iyo hooska dhirta lagu caweeyo.

Maxamad Xasan Dhalo ayaa warbixintan ka soo direy Dhahar, xarunta gobolka Haylaan, PUNTLAND.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com