BURAAN: Magaalo Fac Weyn oo Qarniyo Jirta Hammi Waxbarashana Hiigsaneysa

BURAAN: Magaalo Fac Weyn oo Qarniyo Jirta Hammi Waxbarashana Hiigsaneysa

BURAAN, GOBOLKA HAYLAAN: Buraan waa magaalo jirta in ka badan qarni, waxa ayna hodonku tahay biyaha. Waa magaalo ay buuro dhan kasta ka xigaan. Warbixintan oo taabaneysa hormarka Buraan ay ka samaysay waxbarashada iyo waliba Saldhiga Degmada oo shacabku iskutashi ku dhisteen waxaa inoo haya Maxamed Xassan Dhalo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com