Dagaalka Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda TPLF & Aqoonyahan Xasan Jabhad oo ka hadlaya

Dagaalka Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda TPLF & Aqoonyahan Xasan Jabhad oo ka hadlaya

Dagaalka Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda TPLF | Dowlada Itoobiya ayaa u dirtey digniin kama dambeys ah madaxda Tigreyga hase yeeshee waa ay ku gacanseyreeen digniintaas.

Dhinaca kale madaxda jabhada Tigreyga ayaa sheegtay in ay khasaare badan gaarsiiyeen ciidamada Itoobiya.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in Jabhadda TPLF ay ogaadaan inay joogaan meel aysan ka soo laaban karin, sidaas darteedna ay si nabad isku soo dhiibaan.

> Xasan Cabdilaahi Ducaale (Xasan Jabhad) oo ah halgamaa taariikh dheer ku leh halgankii xorreynta Soomaali Galbeed ayaa Daljir uga warramay saameynta uu dagaalku ku yeelan karo Geeska Afrika.

Hoos kaga bogo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com