DAARUSALAAM: Hormar, Kontorobaan & Halista COVID-19 oo is Feer Socda! (daawo)

DAARUSALAAM: Hormar, Kontorobaan & Halista COVID-19 oo is Feer Socda! (daawo)

Daarusalaam waa degmo dhacda soohdinta Dawladda Deegaanka Soomaalida(DDS) iyo Puntland waana degmo hoostagta degmada Goldogob kuna tallabsatay hormar baaxad leh. LAAKIIN Darusalaam waa xadduud furan, maalin walbana waxaa Itoobiya ka soo gala ugu yaraan 20 gaari oo qaadka u daabula PUNTLAND oo hadda qaadku macnuuc ka yahay. Waa magaalo aysan ka muuqan doorkii dowladeed | Warbixinta Darusalaam waxaa inoo haya Mohamad Hassan Dhalo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com