Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi isugu jira Qaramada Midoobey, Midowga Europe , Midowga Africa iyo IGAD, wafdigaasi oo uu hoggaaminayo Ku-xigeenka wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Raisedon Zenenga.
Madaxweynaha Dowladda Puntlan Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la wadaagay wafdigan aragtida Puntland ee ku aadan in dalku ka gudbo marxaladda uu hadda marayo si ay u dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah oo wakhtigeeda ku dhacda taasi oo lagu wada qanacsanyahay.
Hoos kaga bogo Warbixin aan ka diyaarinay kulanka.
Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir
COMMENTS