Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa War qoraal ah kasoo saaray cabashada shacabka Puntland ee arimaha Sicir Bararka & diidmada lacagaha Shilling ka Soomaaliga ah.
“Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Dawladda Puntland wuxuu maalmihii ugu dambeeyay isha ku hayay cabashooyinka iyo dibad-baxyada la xiriira qiima dhaca shiling Soomaaliga ee ka socday gobollada Puntland gaar ahaan Galkacyo, Garowe iyo Bosaso.” ayaa lagu yiri Warsaxaafadeedka Xafiiska
COMMENTS