Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Somaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ku soo wajahan Caasimadda Puntland ee Garoowe.
Shalay ayeey ahayd Markii Wafdi hordhac u ah Ra’iisul Wasaare Rooble ay gareen Caasimadda Garoowe ,waxaana la filayaa sacaadaha soo socda inuu gaaro Garoowe Rooble.
Wixii ku soo kordha kala soco Daljir
COMMENTS