Waraysi: Guddoomiyaha degmada Tuli-Guuleed, ee gobolka Faafan (daawo)

Waraysi: Guddoomiyaha degmada Tuli-Guuleed, ee gobolka Faafan (daawo)

Guddoomiyaha degmada Tuli-Guuleed ee gobolka Faafan Guuleed Maxamed Ismaaciil oo waraysi gaar ah siiyay rarunta Radio Daljir ee Jigjiga ayaa ka hadlay Nabadeynta beelihii ku dagaalamay degmada, hanaankii loo maray Nabadeynta,iyo kalaintii ay dowladdu ka geysatay.
32,372 qoys ayaa ku barakacay colaadaas sida uu sheegay guddoomiyaha.

wariyaha Daljir ee DDS Jamarti Yaxye.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com