Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Cadaaladda DFS

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac).

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka ee Dowladda Puntland Mudane Cawil Shiikh Xaamud.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com