Darawaladda Gadiidka dadweynaha ayaaa maanta Shaqo joojin sameyeey kadib markii la diiday lacagta Shilling somaaliga ah.
Dhinaca Suuqa Guud ahaan Waxaaa istaagtay Qaadashada Lacagta shilinka,waxaana shacabku Fariin u direen Xukumadda Puntland.
Hoos kaga bogo.
COMMENTS