Warsaxaafadeed kasoo baxay maanta maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in Cawaaqib xumada ka dhalata dhibaatada ay DFS ka waddo gobolka Gedo uu masuuliyadeedda dusha saaran doono Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaadka yahay Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.
Akhriso.
COMMENTS