Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray Dekadda Boosaaso, Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Dekadaha, Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso, Bangiga, xarunta Gobolka, Saldhiga Bartamaha iyo xarunta Dowladda hoose ee degmada Boosaaso halkaasi oo uu kaga qeybgalay furitaanka golaha deegaanka ee degmada.
COMMENTS