Musharax madaxweyne Ambaasadoor Daahir Maxamuud Geele iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Garoowe.
Garoonka diyaaradaha ee magaalada garoowe waxaa kusoo dhaweeyay masuliyiin dowladda katirsan Xildhibaano , Siyaasiyiin xilal uga soo qabtay Puntland iyo buslhada qeybaheeda kala duwan.
COMMENTS