DFS oo cambaareysay weraar lagu qaaday shaqaale dhisayeey wadada xiriirisa Muqdisho & Afgooye

DFS oo cambaareysay weraar lagu qaaday shaqaale dhisayeey wadada xiriirisa Muqdisho & Afgooye

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay kana tacsiyeysay falkii argagixisadu ku beegsadeen muwaadiniin Soomaali iyo Turki ah oo ka shaqeynayay dhismaha waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Ibrahim Macallimuu ayaa sheegay in xukuumadda ay ka go’an tahay sii wadista dhismaha jidkan muhiimka ah, isagoo shacabka ugu baaqay in ay dhinac uga soo wada jeestaan la dagaallanka argagixisada nabadda iyo horumarka u diiddan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com